Taariikhada Cabdullaahi mahdi Cabdulle

Taariikhada Cabdullaahi mahdi Cabdulle Magaceeyga waa Cabdullaahi mahdi Cabdulle kadiye musbaax. waxaan ku dhashay magaalada muqdisho khaasatan degmada yaaqshiid gaar ahaan siliga toowfiiq. waxaana dhashay 1997 waxaan ku dhashay muqdisho waxaan ku soo barbaaray magaalada muqdisho waxaan waxbarasho ka bilooway magaalada muqdisho waxaan quraanka ku dhamaayeey dugsi ku yaala siliga toowfiiq dugsiga maadiga waxaan ka bilooway muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan iskuulkii igu horeeye ayaa ah ex jamuuriya /al afraaj 1aad ilaa foom 1 kan labaad ayaa ah al muharam Waxaan ka qalan jabiyey dugsiga al muxaram primary and secondary school taariikhda markaay ahayd 18 may 2017 markeey t...