Posts

Showing posts from October 20, 2024

Taariikhda Beesha maadle

Image
Maadle waa qabiil ka mid ah qabiilo Somalia dagga gayiga soomaalida waxaana inta badan ay dagaan Goobaha alle ku ku manaystay Dilaga waxaa intooda badan ay dagaan Goboladda Jubadda hoose iyo Jubadda & sidoo kale ay ka mid ah shabeelooyinka. Qowmiyada rer maadle waxey leyahiin mamul gobledka dhnka Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή  Tuloyinkan ey kadagaan gobolka shabeele e Dowlad degaanka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ da 1 afduub 2 gafar 3 guhaad doon 4 aware  5 laweytile 6 joofle  7 cadile  8 naxariis 9 dirdhaw  10 dacaare 11 dhuure *Beel weynta maadle waxa eey beesha caan kutahy πŸ‘‰waxan ahy maadlahaa malabka macan ka badan maala ahyπŸ‘ˆ* *Tuloyinkan ey degaan gobolka hiiran* 1 Kalagubudle 2 hella banaan 3 urur 4 shirqaneco 5 doonkaxare 6 cali jameeco 7 kalson 8 hooyin 9 aaqaboy 10 shakab 11 luqdhurway  12 shirmaale 13 bocco boole 14 samataro  15 dalixaale  16 jiiqley Qabiilka Reer Maadle gaar ahaan Beesha Colow Maad Gobolka Hiiraan oo ka mid ah qaniga ku ah dhul beered...

Aasaaska Calanka beesha maadle

Image
      Aasaaska  Calanka meesha maadle *Waxaa la aasaasy calanka rer maadle guuled πŸ‘‰ February 2024 Khamiis 29πŸ‘ˆ waxoo mudan yahay sanad walba xusin insh allh*