Taariikhda Beesha maadle

Maadle waa qabiil ka mid ah qabiilo Somalia dagga gayiga soomaalida waxaana inta badan ay dagaan Goobaha alle ku ku manaystay Dilaga waxaa intooda badan ay dagaan Goboladda Jubadda hoose iyo Jubadda & sidoo kale ay ka mid ah shabeelooyinka.


Qowmiyada rer maadle waxey leyahiin mamul gobledka dhnka Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή 


Tuloyinkan ey kadagaan gobolka shabeele e Dowlad degaanka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ da


1 afduub
2 gafar
3 guhaad doon
4 aware 
5 laweytile
6 joofle 
7 cadile 
8 naxariis
9 dirdhaw 
10 dacaare
11 dhuure

*Beel weynta maadle waxa eey beesha caan kutahy πŸ‘‰waxan ahy maadlahaa malabka macan ka badan maala ahyπŸ‘ˆ*


*Tuloyinkan ey degaan gobolka hiiran*


1 Kalagubudle
2 hella banaan
3 urur
4 shirqaneco
5 doonkaxare
6 cali jameeco
7 kalson
8 hooyin
9 aaqaboy
10 shakab
11 luqdhurway 
12 shirmaale
13 bocco boole
14 samataro 
15 dalixaale 
16 jiiqley



Qabiilka Reer Maadle gaar ahaan Beesha Colow Maad

Gobolka Hiiraan oo ka mid ah qaniga ku ah dhul beeredka ayey degaan Colow maad






BEESHA MAADLE  WAA BEEL AMA QABIIL, KA MID AH QABIILAHA SOOMAALIYED, WAXEY DAGAAN BEESHA  KENYA, IYO ITOOBIYA OO BEESHU AY KU LEEDAHAY AWOODA IYO XOOGA UGU BADAN. 

DHINACA KALE SOOMAALIYA BEESHU GOBOLADA AY KA DEGTO WAXAA KA MID AH:

GOBOLKA HIIRAAN 
SHABELLAHA DHEXE
SHABELAHA HOOSE
JUBADA DHEXE
MUQDISHO

*Tuloyinkan ey degaan gobolka hiiran*
1 Kalagubudle
2 hella banaan
3 urur
4 shirqaneco
5 doonkaxare
6 cali jameeco
7 kalson
8 hooyin
9 aaqaboy
10 shakab
11 luqdhurway
12 shirmaale
13 bocco boole
14 samataro
15 dalixaale
16 jiiqley

KENYA WAXAY KA DEGTAA DEGMOOYINKA:
MANDERA
HAREERI HOOSLE
CARABIYA
FINO
LAFEY ALUNGU
WARANQARA
BAMBO
JABIBAAR
RHAMU
SALA
HAREERI
QUMBISO
QALAALIO
LIBIXIYA
GARBA QOLEEY



 *Rer maadle guuled*:
colow maadπŸ’žπŸ‘ˆ

*Maad waa kuma maad waa kii dhalay carurtan*
1 *colow maad*
2 *omar maad*
3 *yaxye maad*
4 *cali maad*
5 *hassan maad*
6 *Huseen maad*
7 *caadiyo maad*
8 *iligle maad*
9 *gardhayle maad*
10 *somane maad*
11 *cisman maad*
12 *irdha maad*
*Iyo qaar an kagab sany*


Odayga Maad waxaa Uu dhalay Dhowr iyo Toban ku waa oo leysku yiraahdo Maadle. Waxaan ku sharixi doona mid kamid wilashij uu dhalay Aabe Maad oo aha kan ogu yar wiilashiisa kasoo lagu magacaabi jiray Colow Maad waxaan ka Faracamay Laba will oo lagu magacaabo Noolay iyo Makaraan. Halkaasi waxaa kasoo baxay Faraciin Badan Colow maad qabilada ay u kala baxaan


*Colow maad waxoo dhalay 10* *yaa katahy*

1 *Dhunkaale*
2 *maxaad makaraan*
3 *Tolweyne makaraan*
4 *cabdi jicibow*
5 *Biyoole jicibow*
6 *Tolweyne jicibow*
7 *Rooble Raagow*
8 *Buluug Raagoow*
9 *canood muuse*
10 *nolaay muuse



Xaam bunu nuux xaam waxoo dhaly afar wiil

1 Masar binu xaam
2 kuush binu xaam
3 kuudha binu xaam
4 kana caam binu xaam

Afartas markow dhalay gaar ahan kuush binu xaam waa suudan

Masarne waa masar

Dadka afka zawahili ga ku hadlo waxaa dhalay kancaam binu xaam

Anagane waxan kaso jednaa quudha binu xaam binu nuux binu namki binu makula shalaq binu aqluuq binu alyaar binu malaayin binu qenaan binu hashiis binu aadam


        Astaanta beesha maadle 

Comments

Popular posts from this blog

Taariikhada Cabdullaahi mahdi Cabdulle