Posts

Taariikhda Beesha maadle

Image
Maadle waa qabiil ka mid ah qabiilo Somalia dagga gayiga soomaalida waxaana inta badan ay dagaan Goobaha alle ku ku manaystay Dilaga waxaa intooda badan ay dagaan Goboladda Jubadda hoose iyo Jubadda & sidoo kale ay ka mid ah shabeelooyinka. Qowmiyada rer maadle waxey leyahiin mamul gobledka dhnka Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή  Tuloyinkan ey kadagaan gobolka shabeele e Dowlad degaanka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ da 1 afduub 2 gafar 3 guhaad doon 4 aware  5 laweytile 6 joofle  7 cadile  8 naxariis 9 dirdhaw  10 dacaare 11 dhuure *Beel weynta maadle waxa eey beesha caan kutahy πŸ‘‰waxan ahy maadlahaa malabka macan ka badan maala ahyπŸ‘ˆ* *Tuloyinkan ey degaan gobolka hiiran* 1 Kalagubudle 2 hella banaan 3 urur 4 shirqaneco 5 doonkaxare 6 cali jameeco 7 kalson 8 hooyin 9 aaqaboy 10 shakab 11 luqdhurway  12 shirmaale 13 bocco boole 14 samataro  15 dalixaale  16 jiiqley Qabiilka Reer Maadle gaar ahaan Beesha Colow Maad Gobolka Hiiraan oo ka mid ah qaniga ku ah dhul beered...

Aasaaska Calanka beesha maadle

Image
      Aasaaska  Calanka meesha maadle *Waxaa la aasaasy calanka rer maadle guuled πŸ‘‰ February 2024 Khamiis 29πŸ‘ˆ waxoo mudan yahay sanad walba xusin insh allh*

Taariikhada Cabdullaahi mahdi Cabdulle

Image
                                                                         Taariikhada Cabdullaahi mahdi Cabdulle Magaceeyga waa Cabdullaahi mahdi Cabdulle  kadiye musbaax. waxaan ku dhashay magaalada muqdisho khaasatan degmada yaaqshiid gaar ahaan siliga toowfiiq.  waxaana dhashay 1997 waxaan ku dhashay muqdisho waxaan ku soo barbaaray magaalada muqdisho  waxaan waxbarasho ka bilooway magaalada muqdisho waxaan quraanka ku  dhamaayeey dugsi ku yaala siliga toowfiiq dugsiga maadiga waxaan ka bilooway muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan iskuulkii igu horeeye ayaa ah ex jamuuriya /al afraaj 1aad ilaa foom 1 kan labaad ayaa ah al muharam Waxaan ka qalan jabiyey dugsiga   al muxaram primary and secondary school taariikhda markaay ahayd 18 may 2017 markeey t...