Taariikhda Beesha maadle
Maadle waa qabiil ka mid ah qabiilo Somalia dagga gayiga soomaalida waxaana inta badan ay dagaan Goobaha alle ku ku manaystay Dilaga waxaa intooda badan ay dagaan Goboladda Jubadda hoose iyo Jubadda & sidoo kale ay ka mid ah shabeelooyinka. Qowmiyada rer maadle waxey leyahiin mamul gobledka dhnka Ethiopia πͺπΉ Tuloyinkan ey kadagaan gobolka shabeele e Dowlad degaanka Somalia πΈπ΄ da 1 afduub 2 gafar 3 guhaad doon 4 aware 5 laweytile 6 joofle 7 cadile 8 naxariis 9 dirdhaw 10 dacaare 11 dhuure *Beel weynta maadle waxa eey beesha caan kutahy πwaxan ahy maadlahaa malabka macan ka badan maala ahyπ* *Tuloyinkan ey degaan gobolka hiiran* 1 Kalagubudle 2 hella banaan 3 urur 4 shirqaneco 5 doonkaxare 6 cali jameeco 7 kalson 8 hooyin 9 aaqaboy 10 shakab 11 luqdhurway 12 shirmaale 13 bocco boole 14 samataro 15 dalixaale 16 jiiqley Qabiilka Reer Maadle gaar ahaan Beesha Colow Maad Gobolka Hiiraan oo ka mid ah qaniga ku ah dhul beered...